HomeUncategorized

DHEGEYSO-Duqa degmada Garoowe oo kahadlay burburinta dhul la xirmaystay.

Garoowe, Dec 24 2016--Duqa Degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise Goodir oo WaraysiGaar ah Siiyay radio Daljir ayaa Ka hadlay Arimo ay Ka Mid tahay Ciiraha Ka Socda Magaalada Garoowe ee Kubadda Koloyga Gabdhaha .

?Waa been in Qardho mudaharaad ka dhacay, shacabka Puntlandna waa dad hamuun u qaba hannaanka geeddi-socodka dimuqraadiyadda Puntland? Shimbiralaaye.
Wejiga 2-aad ee shirka Khaatumo II oo maanta furmay & midnimada Somaliya oo bud-dhig looga dhigay shirka.
(Dhagayso) Shaacuur: Baarlamaanka Puntland waxay wadaan olole ay kaga jawaabayaan tacadiga Saxaafadda
Garoowe, Dec 24 2016–Duqa Degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise Goodir oo WaraysiGaar ah Siiyay radio Daljir ayaa Ka hadlay Arimo ay Ka Mid tahay Ciiraha Ka Socda Magaalada Garoowe ee Kubadda Koloyga Gabdhaha .
 

Gudoomiyuhu Waxaa Kale oo uu Ka Hadlay Dhulka Gaoonka Diyaaradaha oo oo ay Degmadu ka Washaqo ah in Lafg Wareejiyo Cida Isagoo Digniin u Diray Dad isku Dayaya inay Xirmaystana Dhulka Garoonka Kasa oo u Sheegay inay Tilaabo ka Qaadi Doonan Cidii isku Dayda .

Gudoomiyuhu Wuxu SHeeegay Dhalinyaro Isku Dayday Dulkaas inay Calaamadsadaan Maamulka Goboka Kana Degmada Saraakiil Ciidan ay Arintasa ka Horrrtageen Hada Wixi ka Danbeeyyana aysan u Dulqaadan doonin Arimo Noos ah Waa Sida uu sheegay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: