DHEGEYSO-Maamulka gobolka Karkaar oo ka warbixiyey roobabkii gobolka ka da’ay.

Qardho, Dec 20 2016-Gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulqaadir Siciid Carshe (Dhaqaaje), oo warbaahinta kula hadlay magaalada Qardho ayaa faahfaahin ka bixiyey roobab lagu diirsaday oo ka da’ay qaybo kamid ah gobolkaasi.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com