HomeUncategorized

Doorashada aqalka hoose ee beelaha waqooyi oo hakad lageliyey.

Muqdisho, Dec 17 2016--Guddiga doorashooyinka dadban ayaa ku dhawaaqay in la hakiyay doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee ka imaanaya Gobolada Waqooyi ee ka socotay Muqdisho.

?Tartanka ciyaaraha gobollada Puntland oo bilaaban doonaan 1-da December.
Mareykanka oo saanad milliteri iyo dhaqaaleba ugu deeqaya Soomaaliya. [Akhris …]
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Muqdisho, Dec 17 2016–Guddiga doorashooyinka dadban ayaa ku dhawaaqay in la hakiyay doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee ka imaanaya Gobolada Waqooyi ee ka socotay Muqdisho.

Illaa 19 Kursi oo ka soo jeeda beelaha Somaliland ayaa labadii todobaad ee la soo dhaafay lagu doortay magaalada Muqdisho, iyadoo 46 xildhibaan ay yihiin tirada kaga soo aaday aqalka Hoose, waxaana dhiman 27 xildhibaan.

AKHRISO

3-3

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: