HomeUncategorized

Farmaajo oo si rasmi ah loo xaqiijiyay in uu Talaado 20 Dec 2016 soo gaarayo magaalada Muqdisho

Muqdisho, Dec, 15, 2016 - Sida aan kasoo xiganay ilo-xog'ogaal waxaa magaalada Muqdisho kusoo wajahan maalinta Talaada Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo markii labaad u tarmaya kursiga madaxtinimo ee Soomaaliya.

Tahriibayaal Afrikaan ah oo soo gaaray Talyaaniga
Mudug & Banaadir oo u gudbay wareega 2-aad – Halkan ka dhegaysto baahinta ciyaarta ee idaacada Daljir – Jamal Kaka & Baydhabo oo ku sugan garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare.
DHEGEYSO-Haweenka barta cunta karinta oo kusoo badanaya Qardho.

Muqdisho, Dec, 15, 2016 – Sida aan kasoo xiganay ilo-xog’ogaal waxaa magaalada Muqdisho kusoo wajahan maalinta Talaada Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo markii labaad u tarmaya kursiga madaxtinimo ee Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho waxaa aad looga dareemayaa u diyaar-garow soodhawaynta Mudane Farmaajo oo ku leh taageerayaal aad u badan, waxaana hadda ku sugan musharaxiin badan, halka maalmaha soo socdana la filayo in ay soo gaaraan musharaxiin kale.

Waa markii labaad oo uu xilka Madaxwaynenimo u tartamo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka horay uga soo noqday Ra’iisul-wasaare, waxaana uu ka mid yahay musharaxiinta saamaynta ku leh bulshada Soomaaliyeed.

Diiwaanka Wararka,

Radio Daljir,

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: