DHEGEYSO-Dugsiga Imaamu Shafici Boosaaso oo deeq ku wareejiyey gudiga gurmadka abaaraha.

Boosaaso, Dec 13 2016-Gudiga gurmadka abaaraha Puntland heer gobolka Bari ayaa deeq raashin ah waxa uu maanta kala wareegey maamulka iyo ardayda dugsiga Iimaamu Shaafici ee magaalada Boosaaso.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com