HomeUncategorized

Sawirro iyo codad-Ciidanka ammaanka oo Garoowe ku qabtay Khamri gaadiid iyo dadkii watey.

Garoowe, Dec 13 2016-Ciidanka ammaanka gobolka Nugaal ayaa howlgalo ay xalay ka sameeyeen magaalada Garoowe waxa ay kusoo qabteen maandooriyaha Khamriga, baastoolada, gaadiid iyo ragii watey.

R/wasaare Gaas oo beeniyey in waftiga dawlada Somaliya ay ka baxeen khudbadii M/weyne Ahmedinejad.
Hay’addii Sahminta,Cabbirka iyo Diiwaangelinta Dhulka Soomaaliya oo dib loo howl-galinayo
GUULEED SAALAX Guddoomiyaha Guddiga TPEC: “Waa madal labo waji leh, mid Nabaddeed & mid Aqooneed”

Garoowe, Dec 13 2016-Ciidanka ammaanka gobolka Nugaal ayaa howlgalo ay xalay ka sameeyeen magaalada Garoowe waxa ay kusoo qabteen maandooriyaha Khamriga, baastoolada, gaadiid iyo ragii watey.

Ciidanku waxa ay qabteen 282 dhalo oo Khamri ah kuna jirey 12 kartoon, 5 gaari, baastoolad, qori AK47 iyo 5 nin waxaAna lagu soo bandhigay saldhiga Garowe gudaha garowe laga qabtay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: