HomeUncategorized

DHEGEYSO-Sanatar Faroole oo kahor yimid hadal kasoo yeerayy gudiga doorashada.

Garoowe, December 03 2016-Musharax Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ka tirsan Xubnaha Aqalka sare ee dalka, ayaa ka soo horjeestay hadal ka soo yeeray gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dalka Cumar Maxamed Cabdulle Dhagey.

Dhagayso:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye CabdiNasir
Qiimaha sarrifka doolarka ee suuqyada Boosaaso oo soo kabanaya
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

Garoowe, December 03 2016-Musharax Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed  Faroole oo ka tirsan Xubnaha Aqalka sare ee dalka, ayaa ka soo horjeestay hadal ka soo yeeray  gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dalka Cumar Maxamed Cabdulle Dhagey.

Cabdiraxmaan Faroole, ayaa iska diiday hadalkii ahaa in Xildhibaanada cusub ay yimaadaan Magaalada Muqdisho si ay u qaataan kaararka Aqoonsiga Xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0