HomeUncategorized

Alshabab oo sheegatay qarax Ceel-waaq lagula beegsaday ciidanka Kenya.

Ceel-waaq, Dec 01 2016-Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno degmada Ceel-waaq ayaa sheegaya in halkaasi qarax lagula beegsaday gaadiid dagaal oo ay wateen kolanyo katirsan ciidanka difaaca ee wadanka Kenya.

Baahin: Salaasa, Mar 13, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Gaagaab oo sharci darro ku tilmaamay ergada 480-ka ee ansixinaysa dastuurka Puntland, ugana digay M/weyne Faroole xilli kororsi; Khaatumo oo beenisay in dawlada federaalku ay aqoonsiga kaala laabatay; AMISOM oo sheegtay in ay Al-shabaab ka xorayn doonaan Somaliya oo dhan; Wasaarada qorshaynta ee Puntland oo soo bandhigtay waxqabadka Puntland ee sannadahan dambe.
Kulan looga hadlayo adkaynta Amniga oo lagu qabto degmada Qardho
Waxgaradka gobolka Cayn oo jaaliyadda gobolkaasi ka cosaday in ay ka qaybqaataan dhamaystirka dhismaha garoonka diyaaradaha ee Buuhoodle.

Ceel-waaq, Dec 01 2016-Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno degmada Ceel-waaq ayaa sheegaya in halkaasi qarax lagula beegsaday gaadiid dagaal oo ay wateen kolanyo katirsan ciidanka difaaca ee wadanka Kenya.

Qaraxan oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa khasaaro burbur leh waxuu ka soo gaaray kolonyadii ay wateen Ciidamada Kenya.

Dhanka kalena kooxda Al Shabaab oo sheegatay mas’uuliyada Qaraxasi ayaa shaaciyay in Qaraxa ay ku gubeen hal gaari iyo saanadii militari ee saarneyd.

Sarkaal u hadlay Al Shabaab ayaa waxuu tilmaamay in sidoo kale Xoogaga al Shabaab ay weerar gaadmo ahaa ku qaadaay Gaadiid ay wateen Ciidamada Kenya oo marayay nawaaxiga Magaalada Gaarisa.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0