HomeUncategorized

DHEGEYSO-Diyaarado aan lagaranayn oo dul meeraysanaya degmada Xaafuun.

Xaafuun, Nov 27 2016-Diyaarad kasoo duushay badwaynta Hindiya oo aan la aqoonsan wadanka laga leeyahay ayaa ugaadh duur joog ah ka qaadatay deegaano hoosyimaada degmada Xaafuun ee gobolka Karkaar. dhacdadan oo ay la yaab ku noqotay dadka deegaankaasi.

Ololaha nadaafadeed iyo sare u qaadida bilicda magaalada Garowe oo si habsami leh u socda, shacabkuna ay soo dhaweeyeen.
Deeq bixiyaasha mashruuca la dagaalanka Burcad-badeeda oo maanta booqday Puntland (Dhegeyso)
Maalinta Biyaha Aduunka oo laga xusay Puntland iyo xogta biyaha Puntland oo la soo bandhigay (Sawiro)

Xaafuun, Nov 27 2016-Diyaarad kasoo duushay badwaynta Hindiya oo aan la aqoonsan wadanka laga leeyahay ayaa ugaadh duur joog ah ka qaadatay deegaano hoosyimaada degmada Xaafuun ee gobolka Karkaar. dhacdadan oo ay la yaab ku noqotay dadka deegaankaasi.

Taliyaha saldhiga booliska degmada Xaafuun Cabdinuur Cumar ismaaciil ayaa radio Daljir usheegay inay horay usoo wargeliyeen shacabka deegaanka , iyadoona horay u jirtay go’ aan bulshada ay ka qaadatay oo ah inaan la ugaarsan karin duurjoogta oo qofkii lagu qabtaa tilaabo laga qaadayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: