HomeUncategorized

DHEGEYSO-RW Cumar Cabdirashiid oo kahadlay xaaladda abaareed ee Soomaaliya.

Muqdisho, Nov 24 2016-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka digay saameynta ay Abaaruhu sababi karaan ee ka jira Dalka, hadii aan gurmad deg deg ah loo helin.

Kooxo Hubaysan oo Wiil Somali ah ku Dilay Canada
M/weyne Faroole oo is-badel ku sameeyey taliska ciidanka bilayska ee Puntland.
Taliyaha booliska dalka iyo taliyaasha gobolka Baay oo ka arrinsaday amaanka Baydhabo (Dhegeyso)

Muqdisho, Nov 24 2016-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka digay saameynta ay Abaaruhu sababi karaan ee ka jira Dalka, hadii aan gurmad deg deg ah loo helin.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay xubno ka tirsan Qaramada Midoobay in ay kala hadlayaan sidii gar gaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ay abaaruhu saameeyeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: