HomeUncategorized

DHEGEYSO-Shaqaalaha dowladda Puntland oo la fasaxay iyo roob-doon loobaxayo.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland Jibriil Maxamed Saalax oo Caawa Radio Daljir uwaramay ayaa Shegay iinay malinta bari ah oo Isniinah taariikhdinu ku tahay 14 November 2016 loo asteeyey in laysugu soobaxo roobdoon loo dhanyahay.

DHEGEYSO-Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo ka warbixiyey ciidankii xarunta barlamaanka qabsaday una jawaabey Faarax C Shire.
Duqa magaalada Galkacyo oo aan ka waraysanay wafti ka socda QM oo Galkacyo kulamo kula yeeshay madaxda gobolka.
Read horn of Afrika oo in ka badan 890 Ari ah ku wareejisay guddiga gurmadka Puntland (Dhegeyso)

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland Jibriil Maxamed Saalax oo Caawa Radio Daljir uwaramay  ayaa Shegay iinay malinta bari ah oo Isniinah taariikhdinu ku tahay 14 November 2016 loo asteeyey in laysugu soobaxo roobdoon loo dhanyahay.

AGaasimaha ayaa shacabka Puntland ugu baqay inay ka qeyb galaan Roobdoonta maalinta Bari ah la filayo inay ka dhacdo Degaano badan oo katirsan Puntland.

Wuxuuna intaas kudaray dadka ganacsatada ah ee shaqeysanya waqtiyada Roobdoonta loo iclaamiyey inay ha kiyaan isagoona ka codsaday inay shacabku isugu Soo baxaan meelaha Rooobdoonta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: