HomeUncategorized

COD-Madaxweynaha Hirshabeelle oo kahadlay doorashada xildhibaanada aqalka hoose.

Jowhar, Nov 10 2016--Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, oo kahadlay doorashada aqalka hoose ee maamulkaasi ayaa sheegay in markasta Maamulkiisa ay ka go’an yahay ilaalinta koontada Haweenka ay ku leeyihiin labada Gole ee Dowladda soo socota.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada iyo Xuseen Madar.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan.

Jowhar, Nov 10 2016–Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, oo kahadlay doorashada aqalka hoose ee maamulkaasi ayaa sheegay in markasta Maamulkiisa ay ka go’an yahay ilaalinta koontada Haweenka ay ku leeyihiin labada Gole ee Dowladda soo socota.

Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle, ayaa sheegay in Aqalka Sare ay ku muujiyeen Doorka Haweenka ay ku leeyihiin kuraasta Aqalka Sare ee ka imaanaya Maamulka Hirshabeelle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: