HomeUncategorized

DHEGEYSO-Horyaalka heerka 1aad ee Puntland oo bilaabanaya.

Garoowe, Novb 03 2016--Hada Garoomada Puntland Siiba Garoowe iyo Bosaaso Waxa ka Socota Shaqo Balaaran oo Lagu Dayactirayo Garooomadaas oo Dhawaan La Filayo in La Dhigo Cawskii cagaarnaa Si ay u Noqdan Mid u Sahasha Ciyaartodayda inay Si Wanaagsan u Ciyaaraa .

Danjire Nick Kay oo Su’aalo lagu waydiiyay Twitter-ka arimo badan kaga hadlay
FAAH-FAAHIN: Is-casilaadda Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland (Dhagayso)
Deganaan aan cago ku taagnayn oo ka jirta Tukaraq

Garoowe, Novb 03 2016–Hada Garoomada Puntland Siiba Garoowe iyo Bosaaso Waxa ka Socota Shaqo Balaaran oo Lagu Dayactirayo Garooomadaas oo Dhawaan La Filayo in La Dhigo Cawskii cagaarnaa Si ay u Noqdan Mid u Sahasha Ciyaartodayda inay Si Wanaagsan u Ciyaaraa .  

Axmed Cabdla Tigaana waa Agaasimaha Guuud ee wasaaradda Ciyaaraha Puntland Waxaa ka Hadlay SIda y u Socoto Shaqada Furitaanka Horyaalka Puntland oo Markii u Horeesay 18 Sano Ka Dib Puntland Laga Bilaabi Doono .  9 Kooxad ayaa ka Qeyb Qaadanaya Horayaalkana Kuwaas oo Buuxiyay Shuruudihii Nadaadimo oo ay Uga Mid Noqon Lahaayen Inay Horayalkan Ciyaaran .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: