HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijka Saaka iyo Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Boosaaso, Novb 02 2016--Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa+Daljir Xarunta Daljir Boosaaso 05 July 2016.
BARNAAMIJKII CAAWA IYO DALJIR_JIMCO 01-[DHAGEYSO]
Baahin: Salaasa, Oct 18, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Wasiirada arrimaha dibedda & gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula yeeshay madaxda dawlada federaalka; Gen. Ilkajiir, wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland oo ka dayriyey dagaal-beeleedyada soo noqnoqda ee ka dhex dhaca beelaha Puntland; Maxkamada darajada 1-aad ee Garowe oo dil ku xukuntay C/llahi Cabdulle Iimaan oo qirtay in uu ka tirsan yahay Al-shabaab, gaystayna falal dil & dhaawac isugu jira.

Boosaaso, Novb 02 2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: