HomeUncategorized

AKHRISO-Diiwaangelinta musharixiinta aqalka hoose ee Puntland oo hakad lageliyey.

Garoowe, Novb 01 2016--Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada ee heer Puntland ayaa maanta soo saaray go’aan lagu joojinayo diiwaan gelinta ergooyinka doorashada aqalka hoose ee heer Puntland, go’aankaas oo ay ugudbiyeen guddiga doorashada.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Abdinasir
Wasiirka maaliyadda Puntland oo lakulmay hogaanka canshuuraha berriga G Bari.
Madaxweyne Xasan oo Soo Dhaweeyay in Dib loo Fasaxay Xawaaladihii Somaalida ee Kenya

Garoowe, Novb 01 2016–Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada ee heer Puntland ayaa maanta soo saaray go’aan lagu joojinayo diiwaan gelinta ergooyinka doorashada aqalka hoose ee heer Puntland, go’aankaas oo ay ugudbiyeen guddiga doorashada.

Guddigaan oo maanta shir jara’id ku qabtay Garowe ayaa shaaciyay in ay cabashooyin ka yimid ergooyinkii ugu horeeyay ee losoo gudbiyay guddiga doorashada heer Puntland, kuwaas oo ay beeluhu kaga cabanayaan inaan si cadaalad ah loosoo xulin.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: