HomeUncategorized

DHEGEYSO-Qodobadii ay kuheshiiyeen xukuumadda Puntland iyo Cabdisamad Gallan.

Boosaaso, Oct 30 2016--Dhawaan Waxaa Dagmada Carmo ee G/bari lagu soo Afjaray Khilaafkii udhaxeeyay C/samad Galan gudomiyihii hore ee G/bari iyo Madaxweyne Gaas kaasoo mudo dheer soo jiitamaayay Waxaana arintan Mudobadan ku hawlanaa Gudi kakoobanaa isimo Nabadono Cuqaal Ganacsato iyo Culimaa udiin,

Maalinta Umulisooyinka Adduunka oo Maanta laga xusay Garowe
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay ehelada & qaraabadii Marxuum Cali Khaliif Galayr
Wareegga sadexaad ee barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo xalay lasoo gunaanaday,natiijada dugsiyada haray iyo kuwa soo baxay

Boosaaso, Oct 30 2016–Dhawaan Waxaa Dagmada Carmo ee G/bari lagu soo Afjaray Khilaafkii udhaxeeyay C/samad Galan gudomiyihii hore ee G/bari iyo Madaxweyne Gaas kaasoo mudo dheer soo jiitamaayay Waxaana arintan Mudobadan ku hawlanaa Gudi kakoobanaa isimo Nabadono Cuqaal Ganacsato iyo Culimaa udiin,

Hadaba Sheeq Axmed Yuusuf Daad Waa Xubin kamid ah Gudigaasi Gaar ahaan Dhanka culimaa udiinka , Waxaan ka waraysanay sida Khilaafkaasi loo xaliyay iyo waxyaabaha lagu heshiiyay  iyo Halka ay Waxmarayaan,

Waxaa Waraystay Wariyr Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: