HomeUncategorized

Khasaaraha weerarkii Mandheera oo kordhay iyo Alshabaab oo sheegatay.

Mandheera, Oct 25 2016-Warbixin kooban oo lagu shaaciyey baraha internetka ee ururka Alshabaab ayey ku sheegatay mas'uuliyadda weerar xalay lagu qaadat hotel kuyaal magaalada Mandheera.

Jaamacadda Carabta oo Somaliya iyo Jabuuti ka taageeraysa Arimaha Qaxootiga Yemen
Qaramada Midoobey oo sheegtay in saddex goobood oo kale oo Soomaaliya ah macaluuli ka dillaacday.
Kismayo oo maanta deggan iyo khasaarihii ka dhashay dagaalkii shalay oo sii kordhaysa.

Mandheera, Oct 25 2016-Warbixin kooban oo lagu shaaciyey baraha internetka ee ururka Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda weerar xalay lagu qaadat hotel kuyaal magaalada Mandheera. 

Alshabaab waxa ay sheegtay in weerarku u dhacay sidii loogu talagalay lalana beegsaday dad haysta diinta Masiixiga oo halkaasi lagu laayey, sida ay warbixinta ku xustay Alshabaab. 

Weerarka lagu qaaday hotelka Bisharo Lodge ayaana la weeraray oo lasheegay inay kudhinteen ilaa afar ruux iyadoona 10 kale kudhaawacmeen, walow Alshabaab sheegatay khasaare badan oo ay dib kasoo sheegi doonto.

DALJIR WARAR SUGAN IYO WACAAL DARAY AH

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: