HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir Arbaco October, 19, 2016 – Wariye Axmed Sh. Maxamed (Tallman) Studio Daljir Boossaaso

Boossaaso, Oct, 19, 2016 - Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa barnaamijku caawa idinkaga imaanayaa Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaana idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad barnaamijka ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya oo ka kooban, waraysiyo, warbixinno, faalooyin, iyo xogo-dheeraad ah.

TARTAN IYO TACLIIN: Maxaa kala haysta Caawa Iskuulada Nugaal Secondry Vs Nawaawi Qardho
Xildhibaan Siciid Shirre oo xukuumadda ugu baaqay inay ka laabato xayiraada gaadiidka.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Ciyaaraha Daljir ee sports news iyo Zucdi Cawiif.

Boossaaso, Oct, 19, 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa barnaamijku caawa idinkaga imaanayaa Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaana idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad barnaamijka ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya oo ka kooban, waraysiyo, warbixinno, faalooyin, iyo xogo-dheeraad ah.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: