HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barlamaanka Puntland oo wargelin siiyey musharixiinta aqalka sare.

Garoowe, Oct 18 2016--Mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland ayaa maalinka beri ah dhegeysan doona khudbadaha musharixiinta aqalka sare ee dowladda federalka ah kasoo gelaya deegaamada Puntland.

Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo tababar loogu soo xiray xerada 54-aad.
Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Somaliya oo dhaliilay safarada dibedda ee M/weyne Shariif.
Baahin: Isniin, Apr 18, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Garaad C/llahi Cali Ciid oo ka dayriyey mustaqbalka Somalida, uguna baaqay reer Mudug in ay amniga dhawraan … Nabadoon Afgaduud oo ka hadlay dilalka & weerarada ka dhacay Galkacyo, kuna baaqay is-kaashi … Axmed Cali Faarax oo aan ka waraysanay samaynta abaaraha ee gobollada Sool & Cayn … Indha-guran, wasiirka shaqada & shaqaalaha ee Puntland oo ka xog warramay safar uu kaga soo laabtay dalka dibadiisa …

Garoowe, Oct 18 2016–Mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland ayaa maalinka beri ah dhegeysan doona khudbadaha musharixiinta aqalka sare ee dowladda federalka ah kasoo gelaya deegaamada Puntland.

Gudiga gaarka ah ee barlamaanka u qaabilsan doorashada xubnaha aqalka sare oo maanta kulan kulahaa xarunta golaha shacabka ee Garoowe ayaa ku wargeliyey musharixiinta inay u diyaar garoobaan jeedinta khudbadohooda.

Axmed Cabdalle Tigaana, agaasimaha dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland oo kamid ah musharixiinta aqalka sare ayaa sheegay inay kujiraan diyaar garowgoodii ugu dambeeyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: