Barnaamijka Caafimaadka Wariye Hodan Sulub Diini Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamijka Caafimaadka Wariye Hodan Sulub Diini Gaalkacyo (dhegayso)

Kulan wacan dhageystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Cafimaadka oo Todobaad walba Subaxa isniinta ah aad ka dhagaystaan dhamaan xarumaha daljir ee Somalia. Todobaadkan Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr Bashiir Cali Biixi ,waxaana uu ka warbixinaya cudurka Tiifowga iyo waxyaabaha keena ,waxaana Barnaamijka Xarunta Daljir ee Gaalkacyo ka soo jeedinaysa Wariye Hodan Sulub Diini.

Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Puntland HADMA oo ka Digtay Khataraha Cuduro Roobaadka
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulan wacan dhageystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Cafimaadka oo Todobaad walba Subaxa isniinta ah aad ka dhagaystaan dhamaan xarumaha daljir ee Somalia.

Todobaadkan Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr Bashiir Cali Biixi ,waxaana uu ka warbixinaya cudurka Tiifowga iyo waxyaabaha keena ,waxaana Barnaamijka Xarunta Daljir ee Gaalkacyo ka soo jeedinaysa Wariye Hodan Sulub Diini.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: