DHEGEYSO-Wasiirka shaqada shaqaalaha iyo dhalinyarada oo kahadlay waxqabadkiisa.

Garoowe, Oct 17 2016–Wasiirka wasaarada shaqada, shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyey waxqabadkii wasaaradda ee sanadkaan dhammaadka ah.

Wasiir Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Cabdulle ayaa sheegay in wasaaraddu ay waxbadan qabatay, wuxuuna siweyn ugu dheeraaday dhinacyada dhalinyarada, ciyaaraha iyo shaqaalaha wadanka.

 

Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com