Xarun caafimaad oo laga dhagaxdhigay Tuulada Dhakaayu, FAAFAN

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Xarun caafimaad oo laga dhagaxdhigay Tuulada Dhakaayu, FAAFAN

Md. Mustafe Muxumed Cumar,  Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo booqasho ku tagay degmooyinka koonfurta Jigjiga ayaa dhagaxdhigay xar

SHINIILE, DDS: Maamulka oo hirgaliyay waddooyin casri ah (daawo)
Bulshada Jigjiga ayaa ka hadley dhibaatada gudniinka gabdhaha lagu sameeyo xiliga ay yar yihiin
RW Abiy Axmed oo heshiis biloow ah dhexdhigay maamulada Soomaalida iyo Canfarta (dhegayso)

Md. Mustafe Muxumed Cumar,  Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo booqasho ku tagay degmooyinka koonfurta Jigjiga ayaa dhagaxdhigay xarun caafimaad oo laga dhisi doono Tuulada DHAKAAYU, degmada GURSUM ee gobolka FAAFAN.

Xarunta caafimaad ayaa la qiyaasay in ku bixi doonto adduun dhan toban milyon oo lacata Birr Itoobiyaanka.

Dhagaxdhiga xarunta caafimaadka ayaa ka dhalatay codsi hore uga yimid shacabka deegaanka mar uu Madaxwaynuhu kal hore booqasho ku maray tuulada Dhakaayu.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: