HomeUncategorized

DHEGEYSO-Wasiirka shaqada shaqaalaha iyo dhalinyarada oo kahadlay waxqabadkiisa.

Garoowe, Oct 17 2016--Wasiirka wasaarada shaqada, shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyey waxqabadkii wasaaradda ee sanadkaan dhammaadka ah.

Roobabka oo burburiyey in ka badan 80 beerood oo muhiim u ahaa suuqyada Garoowe (Dhegeyso)
Kaluumaysatada Xaafuun oo cabasho ka muujiyey markaaiibta jariifka. [Dhegaysi …]
Ra?isal wasaare Saacid oo canbaareeyey weerar culus oo xalay lagu qaaday Makka Al-mukarama

Garoowe, Oct 17 2016–Wasiirka wasaarada shaqada, shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyey waxqabadkii wasaaradda ee sanadkaan dhammaadka ah.

Wasiir Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Cabdulle ayaa sheegay in wasaaraddu ay waxbadan qabatay, wuxuuna siweyn ugu dheeraaday dhinacyada dhalinyarada, ciyaaraha iyo shaqaalaha wadanka.

 

Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: