HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maalinta faraxalka aduunka oo Garoowe laga xusay.

Garoowe, Oct 16 2016--Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa maanta lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee faraxalka aduunka.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Garowe ku kulmay
Dayuurad Hub sidda oo maanta ku soo degtey Garoonka Aadam Cadde. [Akhris …]
Maraakiib Jariif ah oo ku soo Badanaya xeebaha Puntland

Garoowe, Oct 16 2016–Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa maanta lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee faraxalka aduunka.

Munaasabadda oo ay dad kala duwan ka qaybgaleen, waxaa laga jeediyey khudbado kala duwan, waxaana muhiimadda maalintaani sharaxaad ka bixiyey agaasimaha waaxda caafimaadka aasaasiga ah ee wasaaradda caafimaadka Puntland Cabdirisaaq Garweyne.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: