HomeUncategorized

AKHRI-Magacyada musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo Kuxigeenka Hirshabeelle.

Jowhar, Oct 16 2016--Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa maanta lagu wadaa inay kadhacdo doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle.

Dhagayso Sabti, 19, March, 2016 Barnaamijkii Caawa iyo Daljir wariye C/naasir Maxamed Cali
DHEGEYSO-Maamulka Degmada Shalanbood oo Daljir uga waramay weerar maanta kadhacay degmada.
Baahin: Isniin, Apr 11, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Nairobi: Shirka wada-tashiga arrimaha Soomaaliya oo berri furmaya, iyada oo ay ka maqan yihiin M/weyne Shariif & R/wasaare Farmaajo … Waftigii ugu ballaarnaa ee ka socda PL iyo QM oo kormeeraya xeebaha Nugaal iyo Karkaar … Garoowe: Aqoon-kororsi u furmay boqol ka mid ah ciidamada ammaanka Puntland, xilli ay sii badanayaan dilalka qorshaysan … Bossaso: Maamulka gobolka bari oo soo saaray awaamir lagu xakamaynayo gawaarida xamuulka … Muqdisho: Waraysi ku saabsan safaradii R/wasaare Farmaajo ee Nairobi; Eng Yariisow, afhayeenka xafiiska R/wasaare Farmaajo ayaan waraysnay …

Jowhar, Oct 16 2016–Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa maanta lagu wadaa inay kadhacdo doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle. 

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, waxaa kamid ah; 

1–Cali Cabdulaahi Cosoble 

2–Cali Maxamed Cararaale iyo

3–Maxamed Cabdi Waare 

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle, ee jeedinaya khudbadaha ayaa waxa ay kaal yihiin, musharax;  

1–Cali Guudlaawe Xuseen iyo  

2–Cali Taagoow Xuseen 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: