Gabar Soomaali ah oo Xil Wasiir looga Magacaabey Itoobiya

HomeWararka

Gabar Soomaali ah oo Xil Wasiir looga Magacaabey Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Gabar Soomaali ah kana soo jeeda deegaannada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa uu markii ugu hore

Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Halkee ku dambeysay Nabadeynta beelihii ku dagaalamay 10 cisho ka hor deegaanka Dhabardalool ee Gobolka Sool? (dhegayso)
Dawladda Soomaaliyaoo beenisay inay jiraan maleeshiyaad abaabulan oo doorashada ka soo horjeeda

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Gabar Soomaali ah kana soo jeeda deegaannada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa uu markii ugu horeysay xil Wasiirnimo uga Magacaabey Dowladda Federaalka Itoobiya.

Wasiirka Haweenka iyo Carruurta Itoobiya ayaa loo Magacaabey Filsan Cabdullaahi Axmed oo sidii kale ah Milkiilaha Telefishinka keliya ee madaxa bannaan ee deegaanka Soomaalida oo lagu Magacaabo (Nabad TV).

Filsan Cabdullaahi Axmed ayaa waxaa ay kamid tahay dhalinyarada ku dhashay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,isla markaana ugu firfircoon,waxaana Magacaabisteeda soo dhaweeyey inta badan Soomaalida dowladd eegaanka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: