HomeUncategorized

DHEGEYSO-Puntland oo xukumaysa maxaabiis lagu qabtay dagaalkii Alshabab.

Boosaaso, Oct 10 2016-Maxkamada sare ee raxfaanka ciidamada Qalabka sida ee Dowlada Puntland ayaa sheegtay in dhawaan ay Qaadi doonto kiisaskii Racfaanka ahaa ee maxkamada Horyaalay kuwaasi oo ahaa shabaabkii horay ugu sooduulay deegaanada suuj garmaal iyo mudug oo guud ahaan kakoobnaa 93 xubnood 45 kamid ahna xubnahaasina maxkamadu ay kuxukuntay dil toogasho ah..

Warmurtiyeed: Akhriso qodobbo muhim ah oo looga dooday shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland
Xog-hayaha degmada Burtinle oo sheegay inay samaynayaan canshuur dhimis
Kulan horudhac u ah hagidda iyo horumarinta dhallinta oo ka furmay Garowe.

Boosaaso, Oct 10 2016-Maxkamada sare ee raxfaanka ciidamada Qalabka sida ee Dowlada Puntland ayaa sheegtay in dhawaan ay Qaadi doonto kiisaskii Racfaanka ahaa ee maxkamada Horyaalay kuwaasi oo ahaa shabaabkii horay ugu sooduulay deegaanada suuj garmaal iyo mudug  oo  guud ahaan kakoobnaa 93 xubnood  45 kamid ahna xubnahaasina maxkamadu ay kuxukuntay dil toogasho ah..



Xeer ilaaliyaha Guud ee Maxkamada sare ee ciidamada Qalabka sida ee Dowlada puntlan  C/kariin xasan Firdhiye  oo maanta Waraysi gaar ah siiiyay Radio Daljir ayaa waxa uu sheegay inxukunkan uu dhicidoono Mudo isbuuc Gudihiisa ayna sugayaan oo kaliya Garsoorka Maxkamada Sare .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: