HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xubnihii aqalka sare ee Jubbaland oo ladiyaariyey.

Kismaayo, Oct 08 2016--Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose ayaa sheegaya in xubnihii aqalka sare ee Jubbaland ka imaan lahaa ay diyaarsan yihiin, arrimahaasi waxaan ka waraysanay weriye Aamina Ladan Axmed Cali.

Maydadka tahriibayaal ku geeriyooday xeebaha Ceelaayo oo la helay.
RW Cumar iyo Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kaga wada hadlay Arimo badan
Xulka Banaadir oo rigoore kaga badiyey xulka Nugaal (3-2), una soo baxay finaalaha ciyaaraha gobollada Somaliya, Garowe 2010.

Kismaayo, Oct 08 2016–Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose ayaa sheegaya in xubnihii aqalka sare ee Jubbaland ka imaan lahaa ay diyaarsan yihiin, arrimahaasi waxaan ka waraysanay weriye Aamina Ladan Axmed Cali.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: