HomeUncategorized

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, 05, Oct, 2016 - Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa gaaray wafdiga uu hogaaminayo wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating.

Turkiga oo tababar soconaya mudo sanad ah siinaya 120 sarkaal oo ka tirsan meleteriga Soomaaliya
Caawa iyo Daljir, Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim 18 Aug 2015 , Daljir Boosaaso
Sh Atam oo la wareegay Galgala, kaddib markii ciidankii Puntland ay saaka ka baxeen.
Baydhabo, 05, Oct, 2016 – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa gaaray wafdiga uu hogaaminayo wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating.
 
Waxaa wafdiga magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay madaxweynaha Koofur Galbeed-Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.
 
 
Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka socotay soo xulista xildhibaanada cusub baarlamaanka Soomaaliya.
 
Si kastaba ujeedka wafdiga Qaramada Midoobay ee magaalada Baydhabo ayaa la xiriirto arimaha doorashooyinka ka dhacaya magaalada Baydhabo.
 
Diiwaanka Wararka,
Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: