.jpg)
Burtinle, Oct 04 2016–Wafti uu hogaaminayo agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Maxamed Cabdulqaadir Cismaan ayaa kormeeray dugsiyada waxbarashada ee degmada Burtinle.
Warbixin-Axmed Farateeb.
Audio Player
COMMENTS