Maxay ka wada hadleen madaxweyne  Qoor Qoor iyo Macalin Maxamuud ? (Akhriso)

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen madaxweyne Qoor Qoor iyo Macalin Maxamuud ? (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta la kulmay hoggaamiyaha Guud ee Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh X

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
RW XAMZE OO KA HADLAY MARKII UGU HOREYSAY XAALADDA LAASCANOOD,MUXU YIRI??
QARDHO & AFKAARTA Dadweynaha go’aanki xalay ee ay soo sareen qaar kamid ah Issimadda Puntland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta la kulmay hoggaamiyaha Guud ee Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan.

Kulankan ayaa yimid kadib markii uu Hoggaamiyaha Ahlu Sunna uu sheegay inay tanaasuleen oo ururka Ahlu Sunna ka baxayo arrimaha Siyaasadda ayaa Madaxweynaha Galmudug waxa uu ka mahadceliyay mowqifka cusub ee ururku uu qaatay.

Hoggaamiyaha Guud ee Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa dhankiisa waxaa uu sheegay inay diyaar u yihiin la shaqeynta Madaxda Galmudug.

Hase yeeshee,kulankan ayaan ka dhex muuqan Sheekh Maxamed Shaakir oo hore u sheegtay inuu yahay Madaxweynaha Galmudug.

Dagaal dhex maray ciidamada Ahlu Sunna iyo ciidamada dowlada ayaa waxaa uu sabab u noqdey in Ciidanka Dowladda Soomaaliya ay la wareegaan Xarunta Inji oo aheyd fariisinka weyn ee hoggaanka Ahlusunna iyo hbkii iyo Ciidamadii Ahlusunna.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: