HomeUncategorized

DHEGEYSO-Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo kahadlay ammaanka Cadaado.

Cadaado, Oct 02 2016--Wasiirka Wasaarada Gaanshaandhiga dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay tagey magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ammaanka magaalada Cadaado.

Dibadbax rabshado wata oo kadhacay magaalada Hargaysa qaybo ka mid ah
Baahin: Arbaca, May 18, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. M/weyne Shariif & afhayeen Shariif Xasan oo kulan yeeshay, iskuse af-garan waayey qodobada muranku ka dhashay; Sh. C/risaaq Qaylo, afayeenka wasaarada warfaafinta ayaan waraysanay … Mudaaharaad & is-rasaasayn ka dhacay Badhan; Gudd. gobolka Sanaag ayaan waraysanay … Maxaa sababa dilalka & falal-dambiyeedyada ka dhaca Puntland? Gen. C/nuur, taliyaha ciidanka bilayska ayaan waraysanay … Munaasabado lagu xusay sannadguurada 20-aad ee gooni-isu-taaga Somaliland oo maanta lagu qabtay magaalooyinka Somaliland …
Sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka daraawiisha Puntland oo lagu dilay Bossaaso; taariikhdiisa oo kooban.

Cadaado, Oct 02 2016–Wasiirka Wasaarada Gaanshaandhiga dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay tagey magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ammaanka magaalada Cadaado.

General Diini, wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay in ciidanka ammaanka ay si weyn u adkeeyn doonaan amniga magaalada Cadaado inta ay socdaan doorashooyinka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: