MAANHADAL: Cabashada ganacsatada Puntland ee Canshuur kordhinta (dhegayso)

HomeWararka

MAANHADAL: Cabashada ganacsatada Puntland ee Canshuur kordhinta (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaala

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Dib-u-dhiska Ka Socda Xarunta Murtida Iyo Wacyi-gelinta
Haweeney muddo 28 sano laga heystay gurigeeda oo lagu wareejiyay
Dagaalkii Dhuusamareeb oo makhribkii istaagay iyo dadaallo kala duwan oo socda

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku saabsanyahay Cabashada ganacsatada Puntland ee Canshuur kordhinta iyo jawaabta dowladda ay ka bixisay.
Barnaamjka waxaa Boosaaso ka soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahin.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: