HomeUncategorized

DHEGEYSO-Puntland oo waxbarasho dibadda ah u dirtay 14 arday.

Garoowe, Oct 01 2016--Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe munaasabad sagootin ah ugu samaysay 14 arday oo deeq waxbarasho kahelay dalka Suudaan.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Arbaco_14
Dawlada Maraykanka ee dabcisay xayiraadda gargaar-gaasiinta dhulka Al-shabaab maamulo.
Maamulka Khaatumo oo Dawlada Federalka eedeeyey dagaalka Kismaayo (Dhegayso)

Garoowe, Oct 01 2016–Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe munaasabad sagootin ah ugu samaysay 14 arday oo deeq waxbarasho kahelay dalka Suudaan.

Munaasabadda waxaa kahadlay wasiir ku-xigeenka waxbarashada Dr Maxamed Cali Faarax, oo la hadlay ardayda deeqda loodiray ayaa ugu baaqay inay ka faa’iidaystaan waxbarashada dalkana kula soo laabtaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: