Xisbiyada mucaaradka Soomaaliland iyo dowladda oo heshiis kala saxiixday (Akhriso)

HomeWararka

Xisbiyada mucaaradka Soomaaliland iyo dowladda oo heshiis kala saxiixday (Akhriso)

MadaxweynahaSomaliland Muuse Biixi, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiis rasmi ah ka gaaray dooddii ay axsaabta mucaaridka ahi ka qabeen guddida cusub ee doorashooyinka iyo qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee Somaaliland. Akhriso.

Qalabkii ugu dambeyey ee dhismaha Ceeldaahir & Ceerigaabo oo Bosaso laga dajiyay (Sawiro)
Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo booqday degaano dhowr ah (dhegayso)
Turkiga oo gacanta ku dhigay Muhaajiriin ay Soomaali ku jirto

MadaxweynahaSomaliland Muuse Biixi, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiis rasmi ah ka gaaray dooddii ay axsaabta mucaaridka ahi ka qabeen guddida cusub ee doorashooyinka iyo qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee Somaaliland.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: