Garoowe oo lagu qabtay  Xuska 50-guurada Aasaaska Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed (Sawiro)

HomeWararka

Garoowe oo lagu qabtay Xuska 50-guurada Aasaaska Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed (Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta,Dastuurka iyo Dhaqan Celinta Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Mudane Cawil Shiikh Xaamud ayaa Caaw

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Awood qaybsiga Galmudug oo laga cabanayo (dhegayso)
Siyaasi Sandule: “Muuse Bixiyoow Waxaan arka adigoon labaatan Casho jirsan inaad Ciidan u dhaqaajiso Tukaraq mid Xaaran ah” (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta,Dastuurka iyo Dhaqan Celinta Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Mudane Cawil Shiikh Xaamud ayaa Caawa Ka Qayb galay Munaasabada Xuska 50-guurada Aasaaska Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

Kulanka oo lagu qabtay xarunta Taliska Guud ee Ciidamada Asluubta Puntland, waxaa sidoo kale ka qayb galay xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda, Taliyaha Ciidamada Asluubta Dowladda Puntland Gen. Cali Nuur Cumar, Xeer- ilaayaha guud ee dowladda Puntland Maxamuud Xasan Aw-cismaan, Saraakiil Ciidan,Xubno ka socday Bulshada Rayidka iyo Marti sharaf kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: