Shir dib-u-dejinta barakacayaasha Dowlad Deegaanka oo ka qabsoomay Xafiiska Madaxweynaha

Shir dib-u-dejinta barakacayaasha Dowlad Deegaanka oo ka qabsoomay Xafiiska Madaxweynaha

Shir lagaga tashanayo sidii xal waara iyo dib-u-dejin loogu heli lahaa barakacayaasha ku sugan Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa ka qabsoomay Xafiiska Kusimaha Madaxweynaha DDS Md. Mustafe Muxumed Cumar Cagjar.

Shirka ayaa waxaa ka soo qaybgalay hay’adaha bahwadaagta iyo hay’adaha deeqbixiyayaasha ee ku sugan Dowlad Deegaanka. Madaxweyne Mustafe Cumar ayaa shirka u ahaa shirguddoon.

Barakacayaasha ugu badan ee Dowlad Deegaanka ayaa ku sugan xerada Qalooji ee duleedka u dhexeeya Jigjiga iyo Harar. Deegaanka Tuli Guuleed oo badanaa Soomaalidii deegaanka ay maleeshiyaadka hubeysan ee Oromada 30 tuulo ku dhawaad Soomaalidii ka barakiciyeen ayaa Soomaalida waxaa hoy u ah degmada Tuli Guuleed.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com