Koox hubeysan oo dad ku Laayay Kaniisad ku taala Bukino Fazo

HomeWararka

Koox hubeysan oo dad ku Laayay Kaniisad ku taala Bukino Fazo

Ugu yaraan 24 qof ayaa la dilay kadib markii koox hubeysan ay weerareen kaniisad ku taala Waqooyiga dalka Burkina Faso. Weerarka ayaa dhacay xili a

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Gudoomiye Xaashi oo soo xiray Kalfadhigii 4aad ee Aqalka sare
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida R/Wasaarihii hore ee Jabuuti Marxuum Barkat Gourad

Ugu yaraan 24 qof ayaa la dilay kadib markii koox hubeysan ay weerareen kaniisad ku taala Waqooyiga dalka Burkina Faso.

Weerarka ayaa dhacay xili ay dadka heysta diinta masiixiga ah ay ku cibaadeysanayeen kaniisadda sida ay xaqiiyeen saraakiil ka tirsan dowladda Burkina Faso

Dowladda Burkina Faso ayaa dagaal xoogan kula jirta kooxo isu magacaabay jihaadiyiin, kuwaasi oo weeraaro xoogan ka geysta gudaha dalka.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: