22 Qof oo ay ku jiraan 14 Carruur ah oo lagu dilay dalka Cameroon

HomeWararka

22 Qof oo ay ku jiraan 14 Carruur ah oo lagu dilay dalka Cameroon

Ugu yaraan 22 qof ayaa la dilay kadib markii lagu soo weeraray guryahooda xili habeen ah. Weerarka ayaa waxaa geystay koox hubeysan oo aan heebtood

Maanka Dadweynaha iyo Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)
Tahriibayaal horleh oo gaaray xeebaha dalka Talyaaniga
Xoghayaha Nusoj Cumar Faaruq oo kamid noqday hogaanka suxufiyiinta aduunka (Daawo)

Ugu yaraan 22 qof ayaa la dilay kadib markii lagu soo weeraray guryahooda xili habeen ah.

Weerarka ayaa waxaa geystay koox hubeysan oo aan heebtooda la garanayn.

Dadka dhintay ayaa la sheegayaa in 14 qof ka mid ah ay ahaayeen carruur aan qaan gaarin.

Weerarka ayaa ka dhacay magaalada lagu magacaabo Ntumbo ee ku taala Waqooyi-Galbeed dalka Cameroon.

Dadka la dilay oo ay ku jireen dumar uur lahaa ayaa qaarkood lagu gubay nolosha.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: