HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xukumo lagu ridey maxaabiistii dagaalkii Suuj iyo Garacad.

Garoowe, Sep 20 2016--Maxkamada ciidamada qalabka sida dowladda Puntland ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday maxaabiistii Alshabaab ee lagu hayay xabsiga dhexe ee garowe, kuwaas oo aan horey maxkamad loosoo taagin.

Ruushka oo fashiliyay shirqool lagu khaarijin lahaa R/wasaare Vladimir Putin.
Hal askari oo ku dhaawacmay rasaas lagu furay ciidanka amniga ee Galkacyo; bilayska oo qaybtay mid ka mid ah raggii weerarka gaystay.
Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Puntland oo xilka lawareegey.

Garoowe, Sep 20 2016–Maxkamada ciidamada qalabka sida dowladda Puntland ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday maxaabiistii Alshabaab ee lagu hayay xabsiga dhexe ee garowe, kuwaas oo aan horey maxkamad loosoo taagin.

Xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada qalabka sida Puntland Cabdkariin Xasn Firdhiye ayaa saxaafada u sheegay in la xukumay 28 kamid ah Shabaabkii dadoodu u dhexeysay 18 jir iyo 15, kuwaas oo lagu riday xukuno u dhexeeya 15 ilaa iyo 20 sano oo xarig ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: