HomeUncategorized

DHEGEYSO-Soomaaliya oo maanta ka jawaabaysa dacwadaha badda ee Kenya.

Hague, Sep 20 2016-Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta lagu wado in ay dowladda Kenya in ay siiso jawaab ku aadan muranka badda ee ka dhaxeeya labada dal, qareenada u doodaya dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay hadallo ay kasoo jeediyaan Maxkamada Maanta.

Dowladda Puntland oo taageertay Go’aankii Jubbaland ay xiriirka ugu jartay Dowladda Soomaliya
Taliyaha Ciidanka X.D.S oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Sweden.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Khadar Cawl Ismaciil.

Hague, Sep 20 2016-Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta lagu wado in ay dowladda Kenya in ay siiso jawaab ku aadan muranka badda ee ka dhaxeeya labada dal, qareenada u doodaya dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay hadallo ay kasoo jeediyaan Maxkamada Maanta.

Xeerilaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay maanta ka jawaabayso diidmada qayaxan ee ay soo jeedisay dowladda Kenya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: