Taliyaha howlgalka Africom iyo madaxweyne Deni oo Boosaaso kulan ku yeeshay

HomeWararka

Taliyaha howlgalka Africom iyo madaxweyne Deni oo Boosaaso kulan ku yeeshay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Maraykanka Africom Gen. Stephen J.T

Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe oo 20,000 oo Dollar Lagu Wareejiyey (dhegayso)
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Eedaysanayaal Xukuntay (Sawirro)
Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Maraykanka Africom Gen. Stephen J.Townsend iyo wafdi uu hoggoominayo oo booqasho ku yimi Boosaaso.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Taliyaha Taliska Africom Gen. Stephen J.Townsend waxay ka wada hadleen Amaanka Guud iyo la Dagaalanka Argagixisada,iyo wada shaqaynyta Taliska Africom iyo Dowladda Puntland.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.com.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: