HomeUncategorized

DHEGEYSO-Garoonka diyaaradaha Boosaaso oo adeegyadiisii loodhamaystiray.

Boosaaso, Sep 17 2016--Wasaaradda duulista hawada iyo garoomada ee dowladda Puntland ayaa sheegtay in garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso loodhamaystiray dhamman adeegmadii uu u baahnaa.

?Boqorre oo aan ka waraysanay baaqashada fadhiga baarlamaanka.
RW Ku-xigeenka oo soo xiray shir ku saabsan u adkaysiga abaaraha.
DHAGAYSO: Kalfadhigii 35-aad ee Baarlamaanka Puntland oo maanta Baaqday

Boosaaso, Sep 17 2016–Wasaaradda duulista hawada iyo garoomada ee dowladda Puntland ayaa sheegtay in garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso loodhamaystiray dhamman adeegmadii uu u baahnaa.

Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Cismaan Cali Yuusuf oo waraysi gaar ah siinayey Radio Daljir ayaa waxa uu sheegay in hadda shaqadu ay sidii loogu talagalay usocoto ayna dhamaystireen adeegyada garoonka sida shidaalka IWM.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: