HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweyne Gaas oo kormeeray xarumaha dowladda ee Garoowe.

Garoowe, Sep 17 2016--Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa saaka kormeer aan horay looshaacin kutegey intabadan xarumaha dowladda ee Magaalada Garoowe.

Dhagayso Barnaamijkii Saakay Iyo Dunida_Wariye_Cabdifitaax_Cumar_Geeddi
Meleteriga huwanta iyo ururka Al-shabaab oo dagaal khasaare badan xalay ku dhexmaray Mahadaay
Maydadka Tahriibayaal dooni lasoo caaridey oo Boosaaso la keenay ( Sawiro ).

Garoowe, Sep 17 2016–Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa saaka kormeer aan horay looshaacin kutegey intabadan xarumaha dowladda ee Magaalada Garoowe.

Kormeerka madaxweynaha ayaa salka kuhayey sidii uu ugu kuurgeli lahaa shaqooyinka caadiga ah ee kasocda xarumaha dowladda iyo qaabka ay u shaqaynayaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0