Maxay ka dhigantahay xagga sharciga iyo sarrayntiisa masuuliyiin dawladeed oo loo maxakmadeedyo damb? (daawo)

Maxay ka dhigantahay xagga sharciga iyo sarrayntiisa masuuliyiin dawladeed oo loo maxakmadeedyo damb? (daawo)

Soomaaliya oo muddo dheer ka wiiqnayd xagga dawladnimada waxaa sababtay in ay burburaan wax badan oo ku taagnaa tiirarka dawladnimada.

Mid ahaan waxaa xoogaystay kutagrifalka awoodeed, adeegsiga hantida ummadeed iyo xalaalaysigeeda, waxaana yaraatay wax ka qabasheeda iyo iskala xisaabtankeedaba.

Tallaabadaan maxkamadeed ee maanta, laguna xukumay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda kalluumaysiga oo lagu helay dambi musuq-maasuq waa mid muujinaysa suuragalnimada sharcigu in uu cid walba qaban karo.

Arrinkaasi waxaan wax ka waydiinnay Burhaan Maxamed Cali oo bartay qaanuunada madaniga ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com