Caaqil Shanlayste: “Yaan la siyaasadeen masiirka wax barashada ardayda Puntland”

HomeWararka

Caaqil Shanlayste: “Yaan la siyaasadeen masiirka wax barashada ardayda Puntland”

Caaqil Siciid Cismaan Maxamuud Shanlayste oo kamid ah Cuqaasha Puntlnad,ayaa waxa uu dawlada dhexe ee Soomaaliya u diray fariin ku aadan In aan la siy

DOLOW: Gana asetedi Qudarleyti iyo Hileblayte ye ku owadahayang kor enkohowki qiimo hilebki iyo Qudaarte (daawo)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Deeganka CALMADOW & Gabadh Daljir Joogto u Dhegeysata

Caaqil Siciid Cismaan Maxamuud Shanlayste oo kamid ah Cuqaasha Puntlnad,ayaa waxa uu dawlada dhexe ee Soomaaliya u diray fariin ku aadan In aan la siyaasadayn masiirka wax barasho ee dhalaanka Soomaliyeed.

Madaxda Puntland ayaa uu ugu baaqay in sida ugu haboon ee danaha wax barasho dhalinyarada ugu jiraan wax loola raadiyo ee aan Caqabad hor taagan  lagu noqon mustqbal kooda Waxbarasho.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Xaqiiqda u dhaadhac yaa sheekh
    Waad gebi dhaclaynaysaa shanlayste cida khaldan taabo
    …… mahadsanid ……

DISQUS: