HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynaha Jubbaland oo awaamiir kusoo rogey Kismaayo.

Kismaayo, Sep 17 2016--Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ku dhawaaqay in aroosyada magaalada Kismaayo aysan gelbin karin wax ka badan hal gaari.

Gudoonka sare ee barlamaanka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii AUN Cabdi Xaaji Goob-doon.
Axmed Baasto ?Boolis ayaa ka hortegaya dilalka Aanada ku salaysan ee reer miyiga Galmudug?
Dagaalladii iyo madaafiicdii magaalada Muqdisho oo maalintii 3-aad galay.

Kismaayo, Sep 17 2016–Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ku dhawaaqay in aroosyada magaalada Kismaayo aysan gelbin karin wax ka badan hal gaari.

Dhanka kalena madaxweynaha Jubbaland ayaa waxa uu kahadlay arrimo la xiriira ammaanka guud ee Jubbaland iyo arrimaha deegaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: