HomeUncategorized

DHEGEYSO-Shacabka Galkacyo oo soodhoweeyey go’aankii Dowladda Puntland.

Galkacyo, Sep 06 2016--Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ayaa dhowaan soo saaray digreeto uu ku maray in gaadiidka sida badeecooyinka iyo xolaha nool ee ukala goosha Puntland iyo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ay xamuulka kula kala wareegaan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Wefti uu hogaaminayo wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland oo Garacad kula kulmay saraakiil Nato ah.
M/weyne Faroole oo is-badel ku sameeyey taliska ciidanka bilayska ee Puntland.
R/wasaare Gaas oo booqday xerada Badbaado, cambaareeyeyna falkii weerar ee maanta; tirada dhimasha oo sii korortay.

Galkacyo, Sep 06 2016–Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ayaa dhowaan soo saaray digreeto uu ku maray in gaadiidka sida badeecooyinka iyo xolaha nool ee ukala goosha Puntland iyo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ay xamuulka kula kala wareegaan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. 

Hadaba qaar kamid ah aqoonyahanka iyo shacabka magaalada Galkacyo oo lahadlay Idaacadda Daljir ayaa soodhoweeyey tallaabadaasi, waxaaana ay sheegeen in loobaahan yahay in labada dhinac waa Puntland iyo Galmuduge ay nabadda kawada shaqeeyaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: