Qaar kamid ah Musharrixinta Galmudug oo diiday ka qayb galka doorashada

HomeWararka

Qaar kamid ah Musharrixinta Galmudug oo diiday ka qayb galka doorashada

Qaar kamid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ay sheegeen inaysan ka qeyb galeen doorashada Madaxweynaha Galmu

Bosaso : Waalidiin sheegay qaad dartii in carruurtooda waxbarasho ay u waayeen! (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Qaar kamid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ay sheegeen inaysan ka qeyb galeen doorashada Madaxweynaha Galmudug ilaa iyo inta ay kala qeybsan yihiin Xubnaha Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka.

Musharixiintaan oo kala ah Cabdi Dheere, Kamaal Guutaale, C/raxmaan Odawaa iyo C/llaahi Faarax Wehliye ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in Guddiga doorashada Galmudug ay yihiin kuwo afduuban

Hoos Ka Akhriso Qoraal ay soo saareen Musharixiinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: