HomeUncategorized

Dhagayso Wasaaradda waxbarashada Puntlnad oo ka warbixisay tan iyo 2010-kii deeqihii waxbarasho ee wasaaraddu heshay.

Garowe, Aug, 31, 2016 - Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maantay si rasmi ah usoo bandhigtay deeqihii waxbarasho ee ay heshay wasaaraddu tan iyo sanadii 2010-kii, waxaana wasaaraddu sidoo kale warbixinteeda ku caddaysay natiijooyinkii imtixaanadii shihaadiga ahaa iyo sida ay u maaraysay.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Ciyaaraha Daljir ee sports news iyo Zucdi Cawiif.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tall man.
Maamulka Beled-xaawo oo dalbaday in la helo wada shaqayn dhexmarta booliska iyo bulshada

Garowe, Aug, 31, 2016 – Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maantay si rasmi ah usoo bandhigtay deeqihii waxbarasho ee ay heshay wasaaraddu tan iyo sanadii 2010-kii, waxaana wasaaraddu sidoo kale warbixinteeda ku caddaysay natiijooyinkii imtixaanadii shihaadiga ahaa iyo sida ay u maaraysay.

Shirjaraa’id oo mas’uuliyiinta wasaaradda waxbarashadu ku qabteen xarunta wasaaradda ee Garowe waxaa si faahfaahsan uga hadlay Agaasimaha Imtixaannada Wasaaradda u qaabilsan Axmed Saahid

Hoos ka dhagayso codkii

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: